DHAGEYSO:-Kenya oo Kordhisay Duqeymaha ay La Beegsato Dadka Shacabka ah

0

Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada dhaca koofurta Somalia islamarkaana hoostago dowlad goboleedka Jubbaland, waxaa soo badanaya oo isa soo taraya duqeymaha ay ka fulinayaan diyaarado ay leeyihiin ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta midowg Africa ee Amisom.