DHAGEYSO:-Bahda Waxbarashada Cadaado Hobyo Iyo Xarardheere oo Go,aan Ka Soo saaray Imtixxaanka Dowlada

0

Qaar Kamid Ah Mu,asasooyinka Waxbarasho Ee Degmooyinka Mudug Iyo Galgaduud Ayaa Go,aan Ka Gaaray Imtixaanka Shahaadigaa Ee Dugsiga Sare Waxaa Ayna Dowlada Somaliya Ugu Baaqeen In Ay Ka Fiirsato Go,aankii Ay Ku Laashay Imtixaanka