DHAGEYSO:- Siyaasi Falanqeyeey Shirki Garoowe

0

Burhaan Axmed Daahir oo horey u soo noqday Guddoomiyaha ururka saxafiiyinta Puntland ee Map haddana ah siyaasi falanqeeya Arrimaha somaaliya ayaa ka hadlay shirki Garoowe ee fashilka ku soo dhamaaday.

Burhaan oo Waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta daljir ayaa sheegay in shirka iskaashiga Maamuladda iyo dowladda federaalka awalba uusan ahayn mid mirra dhala,isla markaana uu ahaa mid an lagu heshiin doniin.