DHAGEYSO+DAAWO:- Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo kaso horjeestay shirka Garoowe ka socda

0

Cali Gacal Casiir Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo warbaahinta la hadlayey ayaa si kulul uga hadlay shirka garoowe uga socda Dowladda Somaaliya iyo dowlad gobaleedyadda.

Shirkaas ayuu sheegay in Galmudug aysan u Afduubnayn Hal shaqsi isla markaana aysan tageeri doniin qodobadda kasoo baxaa shirkaas.