WAR DEG DEG AH+ DAAWO:- Cabdinaasir Seeraar oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday isaga iyo ciidamada Ilaaladiisa.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta gudaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay is rasaaseyn ku dhex martay ciidamo kala taabacsan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Afhayeenkii hore ee Jubbaland Cabdinaasir Seeraar.

Afhayeenkii hore ee Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa shir jaraai’id ku qabtay gudaha magaalada Kismaayo isagoo ka warbixiyay weerarka maanta lagu qaaday isaga iyo ciidamada ilaaladiisa xili ay ku sugnaayeen gudaha garoonka diyaaraddaha magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO