DHAGEYSO:- Xildhibaan hore Siciid diiriye oo si kulul uga hadlay Shirka Garoowe

0

Siciid Diiriye oo kamid ah Siyaasiyiinta Puntland horeyna xilaal kala duwan soo qabtay ayaa ka hadlay shirka Garoowe uga socda Madaxda Dowlad gobaleedyadda iyo kuwa dowladda Federaalka Somaaliya.

Xildhibaan horre siciid diiriye ayaa ku tilmaamay shirka Garoowe mid an mirro dhal lahayn isla markaana uu rajeynayo inaysan wax xalaal ah aysan kasoo bixi doniin shirkaas.

Madaxda Federaalka ayuu ku tilmaamay kuwo dalka iyo dadkaba u danaynayn isla markaana xildhibaanadi DFS badankood ay ka dhigeen Wasiiro.