DHAGEYSO:- Degaano ka tirsan Gobalka Galgaduud oo ay ka da’een robaab lagu diirsaday

0

Degmooyin iyo tulooyin ka tirsan gobalka Galgaduud ee Bartamaha somaaliya waxaa ka curtay Roobkii Gu’aga kaas oo dad iyo duunyaba ku diirsadee.

Guddoomiye ku xigeenka Degmadda Caabudwaaq Muxiyadiin Cabdi Geele oo Waraysi siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka warbixiyeey Cabudwaaq iyo degaanadda kale ee gobalka Galgaduud ee uu roobku helay.