DHAGEYSO:-Booliska oo gacanta ku soo dhigey Gabar ka xaday wiil yar isbitaalka SOS

0

Booliska ayaa gacanta ku soo dhigey gabar ka xaday wiil yar oo dhalanaa inkayar 24 saacadood isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho iyada iyo wiilkaba.

Baaritaano ay sameeyeen ciidamada Booliska ayay ka soo qabteen gabadhan degmada Hodo nee magaalada Muqdisho.

“Alle ayaa mahad leh oo nagu guuleysiiyay in aan gacanta ku soo dhigno Gabadhii xaday canugii yaraa ee Jimcihii la soo dhaafay laga soo xaday Hooyo Soomaaliyeed oo ku dhashay Isbaalka SOS ee degmada Heliwaa.”ayuu yiri taliyaha saldhiga booliska degmada Heliwaa.