DHAGEYSO:-Galmudug Oo Baaritaan Ku Heyso Hub Lagu Qabtay Dhuusomareeb

0

Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa baaritaano dheeraad ah ku haya gaari lagu soo dhex qariyay hub oo shalay lagau qabtay duleedka magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulkaasi.

Gaariga oo ahaa nuuca xamuulka ayaa la sheegay in alaab uu siday la soo dhex galiyay hubkaasi.