DHAGEYSO:- Maxaa dib u dhigay Xukunka Kiisaska Kufsiga ee deegaanada Puntland

0

Aqoonyahan Africaan Cismaan Nuur oo kamid ah waxgaradka degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay Kiisaska kufsiga ee deegaanada Puntland.

Aqoonyahanka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Kiisaska kufsiga horay u dhici jireen balse aysan dhici jirin Dilal.