DHAGEYSO:-Saraakiil Iyo Ciidamo Ka Goostay Somaliland Oo Ku Biiray Jabhadda Kornayl Caarre , Iyo Korneyl-ka Oo Ka Hadley Arrinta Axmed Geelle

0

Saraakiil Iyo Ciidamo Ka Goostay Somaliland Ayaa Ku Biiray Jabhadda Kornayl Caarre oo horay uga soo baxay dhanka ciidanka maamulka somaliland caare oo mudo joogay dhanka puntland ayaa ka hadlay arimo muhiim ah