Daawo: Weerarkii lagu dilay Hogaamiye ku xigeenkii Daacish

0

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in Weerar dhanka cirka ahaa lagu dilay hogaamiye ku xigeenkii Kooxda Daacish ee Dalka Soomaaliya.