DHAGEYSO:- Wasiirka Cadaaladda Puntland: ” Puntland takfir ayaa qabsatay waana la dagaalamaynaa

0

Wasiirka wasaaradda cadaalada Maamulka Puntland Cawil sheekh xaamud ayaa sheegay in Puntland ay kusoo badanayan firqa dimeedka Takfir isago sheegay in Puntland ay la dagaalami doonto.

“ Takfirku waa arin daahira ah oo Puntland ku fidaysa waxyabaha ay samaynayana waxaa kamid ah Nin ayey xaaskisay ka kaxaysanayaan gabadhiisay ka kaxaysanayaan wanna la dagaalamaynaa firqa dimeedka takfir ayuu yiri wasiirka.