DAAWO:- Hooyo Uur leh oo Maanta Garoowe kufsi iyo dil loogu geeystay Warbixin

0

Magaaladda Garoowe waxaa Kufsi iyo Dil loogu geeystay Hodan ahmed shaleyste oo ahayd hooyo haystay wil iyo gabar sido kalena lahayd uur.

Laamaha amaanka ayaa hadda wadda Baaritaan waxaana la keenay meydkeeda Cisbitaalka Garoowe.