Maamulka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Agaasimihii Warfaafinta

0

Agaasimaha ayaa laba casho kahor iska casilay Xilkaasi waxaa wararku sheegayaan In xalay saqdii dhexe Ciidamo uu watay hanti dhawrka ay u daateen aqalkiisa kadibna ay halkaa kawaayeen Agaasimaha, intaasi dabadeedna ciidamada ayaa xabsiga dhiga xaaskii agaasimaha.

Agaasimihii shaqada ka tagay ayaa markii uu ka war helay in xaaskiisu ay xiran tahay ayuu isku soo dhiibay ciidamada police-ka maamulka somaliland.

Somaliland ayaa waayadii dambe Xabsiyada dhigaysay haldoorkauu ka soo jeeda beesha Boqor cismaan aw maxamuud Buurmadaw.