DHAGEYSO:- Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Saldhigyo kormeeray Gaalkcyo

0

Wasiir kuxigeenka wasarada Amniga dowlada Puntland Yuusuf Maxamed Ismaciil oo maalmihii lasoo dhaafay kormeer howled ku joogay degmooyin ka mid ah gobolka Mudug ayaa kormeeray xarunta taliska qeybta booliska gobolka Mudug ee Magalada Galkacyo.

Ugu horeyn taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland col cismaan cuke afdalow ayaa kormaerka wasiir ku xigeenka kawrbixiyeey ,iyado sido kale saaraakisha iyo wasiir ku xigeenku goobta ka hadli donaan.