DHAGEYSO:- Siyaasi si kulul uga hadlay dulaanka somaliland ee Sanaag

0

Afhayeenka ururka Sanaag sool iyo B SSB Cabdi Xarigle oo Waraysi sinyeey Allgalgaduud ayaa sheegay in ay Puntland waajib ku tahay in ay difaacdo Gobolka Sanaag.

waxan uu intaa ku daray in hadii Sanaag La difaaci Waayo Ay suurgal noqon doonto in Dadka Degaankaa Ay Maamul Samastaan oo Cashuur ka Qaadan Gaadiidka Mara Wadada Laamiga ah Iyo Dekeda Bosaaso Isaga oo Sababa uga dhigay in Dadka Sanaag Deganyhiin oo hadii Cashuurta Dhankooda ka qaadi doonaan.

Sido kalle Cabdi Xarigle Afhayeenka Ururka SSB ayaa sheegay in ujeedka Ururkaasi uu yahay in ay u Qareemaan Dadka Gobolada Sanaag Sool iyo Bari Waxan uu sheegay in ay Inteey jireen qabteen wax badan oo ay ka mid tahay ciidamo dhaawac ah oo dhakhtar loo dhigaya.