DHAGEYSO:- RW khayre oo ka hadlay Mushaaradka Ciidamadda Dowladda

0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa a hadlay bixinta musharadka ciidamadda dowladda ,xili maalmihii u dambeyeey ay soo baxayeen ciidamo ka cabanaya mushaar la;aan.

Khayre RW somaaliya waxaa ayaa sheegay in bil walba Mushaarka ciidamadda la bixin jiray haddana la bixin doono ,isla markaana xuquuqda ciidanka la ogyahay mar walba.