DHAGEYSO:-Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay Shabeelaha Hoose

0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyaad hubaysan oo taageeraya dowladda Fedraalka Soomaaliya ay khaarijiyeen sargaal sare oo katirsanaa Alshabaab.

Sargaalka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Ibraahim Gargaduud ayaa Alshabaab uqaabilsanaa degaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose waxaana wararku ay sheegayaan in lala dilay rag isaga ilaalo u ahaa.