Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhow waxa uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari,ciidamo ka tirsan dowladda ayaa xiray wadda.

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha,waxaana la arkayay gaari gubanaya oo wadada dhinaceeda yaal.