DHAGEYSO:- Ciidamadda Puntland oo howlgal kuso qabtay doonyo dadka lagu tahriibinayeey

0

Ciidamada Badda Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xeebaha bari ee Puntland waxa ay ku soo qab qabteen ilaa iyo ku dhawaad 10 doomood oo ah nooca Tahriibka lagu qaado.

Lama sheegin in lagu soo qabtay doonyahan dadkii watay iyo Tahriibayaashii saarnaa .

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa goobta ka sheegay in howlgalada looga hor tagayo Tahriibta ay sii wadi doonaan ciidamada Booliska .