DHAGEYSO:- Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo fariin u dirtay DFS

0

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta Puntland Cawil Shiikh Xaamud ugu baaqay dowladda federalka soomaaliya inay ku wareejiyo Tirada Xujayda Somaalida uga soo aaday midda guud ee soomaliya loogu talagay oo ah 11,500 qof.

Wasiirka ayaa sidookale ka hadlay in aysan weli hirgelin loona baahanyahay in la hirgeliyo Go’amadii horay looga soo saaray si loo qafiifiyo lacagaha xoggan ee laga qaado Xujayda dadkana aysan awoodin.