DHAGEYSO:- Kulan looga hadlayeey Tacadiyada ka dhanka Haweenka oo Gaalkcyo ka dhacay

0

Kulankan aya waxa ka soo qeyb galay gabdhaha dhigta jaamacadaha uyadoo lagu falanqeeyey tacadiyadii ugu dambeyey ee dhawaan ka dhacay magalada galkacyo iyo sudi cadaladda loo marsiin lahaa dadkii ka dam beeyey

Ugu horeyn waxaa halkas ka hadashay Shukri jamac yuusuf oo ka mid aha ururada haweenka