DAAWO:- Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo Arrimo kala duwan loga hadlay

0

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka,Tayeynta Waxbarashada, Ka hortagga Abaaraha, Qorshe Howleedka Wasaaraddaha iyo Warbixino kale.