DHAGEYSO+SAWIRRO:-Qarax Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne

0

Inta la xaqiijiyey 2 askari oo k tirsan ciidamada asluubta soomaliya ayaa ku dhawacntay kadib qarax miino oo ka dhacay al.baabka guriga oo baladweyne ka tagnaa Taliyaha Cidamada Al.asluubta qeybta Gobolka Hiiraan Faarax maxamed macoow.

Laba Xidigle Boolis Bashiir Cabdullaahi axmed ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha qaraxa iyo waxaana uu tilmaamay in laba haween ah oo looga shekisan yahay in ay dhigeen qaraxa miinada ah ay Ciidamada Gacanta ku haayan