DHAGEYSO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo shegay xogta wadahadalada Somalia iyo Somaliland

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo warbaahinta kula hadlay muqdisho aya shegay in uu markale dib u bilaaban doono waddahadaladii Dowladda somaaliya iyo maamulka somaliland.

wuxu sheegay inay muhim tahay in lawada fariisto oo laga qanciyo maamulka somaliland wixi ay tabanayaan somalilana aysan kala marmi karin.

arrimo kale oo la xiriira maamulka Hirshabeele ayuu sido kale ka hadlayaa.