DHAGEYSO:- Sheekh Kenyaawi oo Garoowe ku qabtay muxaadarada Cafi walaalka

0

Sheekh Maxamed ibraahim kenyaawi oo kamid ah culumadda somaliyeed ayaa shalay galinkii dambe ku qabtay Magaaladda Garoowe muxaadaro ciwaankeedu yahay CAFI WALAALKA.

Kumanaan shacab ah oo ka kala yimid xafadaha ay ka koobantahy Caaasimada Puntland ee Garoowe ayaa kaga qayb galay muxaadaradda Garoonka kubadda Cagta ee mira awaare,iyado halkaas u sheekhu kaso jeediyeey kalmado uu uga dalbanayo dadku inay is cafiyaan.