DHAGEYSO:- Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay Nabadgaliyada gobalka Mudug

0

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa isago waraysi sinayeey Allgalgaduud ayaa wuxu ka hadlay nabadaynta Gaalkcyo.

Yaasin maxamed Gaani ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay iska kaashadan xoojinta nabadda gobalka mudug isla markaana ay yihiin dhinacyo isku xiran.