AKHRISO:- Madaxweynaha Koofurgalbeed Laftagareen oo dhamaystirey Golihiisa Wasiirada

0

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) ayaa ku dhawaaqay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada kuwaasoo ka kooban 15 Wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen.

Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa hore u magacaabay qaar kamid ah xubnaha golihiisa wasiirada.

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay;