AKHRISO:- Madaxweynaha Koonfur galbeed oo magacaabis sameyey

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aamina Maxamed Mursal u magacaabey Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Haweenka iyo xaquuqul insaanka ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha kgs aya waxaa uu yirii”

Waxaan u rajeynaa in ay Shaqada ay u gudan doonto Sida Dastuurka Dowlad Goboleed Koonfur galbeed soomaaliya waafaqsan.