DHAGEYSO:-Howlgal Saakay Ka Socda Magalada Baladweyne

0

Magalada Baladweyne oo ah Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xalay lagu dilay sarkaal ka tirsanaa  Waaxda Canshuuraha Gobolka Hiiraan kaas oo lagu Magacaabi jiray Cismaan Cali maadeey (Ganeey).

In kastoo dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen,ayaa hadana laamaha amniga Baladweyne waxa ay sheegeen inay ku raad joogaan.

Taliyaha Ciidanka xasilinta ee Magalada Baladweyne Carab Nuur ayaa sheegay in dilkaasi uu ka mid yahay dilalka ka dhaca Gobolka Hiiraan,isla markaana ay ka dambeeyaan Al-Shabaab.