SAWIRRO:-Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyawi

0

Madaxweynaha maamulka  Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyawi, waxaana Sheekha lagu wadaa inuu maalmaha soo socdo Baydhabo ku qabto Barnaamijka Cafi Walaalka oo uu bishii hore ku qabtay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Laftagareen aya aad u bogaadiyay Kuna dhiira galiyay In uu sii wado wacayi galinta Bulshada soomaaliyeed Kana Balan qaadey in Maamulkiisu ay ku qarab taagan tahay Sheekha.