DHAGEYSO:-Tuugo dhac cusub u geysatay Iskuul caanka ah Muqdisho

0

Koox hubeysan ayaa dhac u geystay mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho.

Waxa ay raggan qaateen qalab u badan Computer, sida uu Badweyn u sheegay maamulaha iskuulka Banaadir, C/laahi Sheekh C/raxmaan.