DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Guddiga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka o ka hadlay shir muqdisho ka furmay

0

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay Banbax-howleed u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka kaasoo socon doona muddo afar maalin ah.

Sidoo kale Gudoomiyaha Guddiga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka, Sen Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay guddi ahaan sida ay shirka u arkaan.