DHAGEYSO:- Xoolo dhaqato Gargaar deg deg ah dalbaday

0

Xoolo dhaqato xoolohoodi ku wayeey Abaarti Puntland ku dhufatay ayaa dalbaday in loo gurmaddo.

Qaar kamid ah Xoolo dhaqatadaas oo ku sugan duleedka Kalabayr ayaa Allgalgaduud la hadlay,xili an ugu tagnay goobo ay daganayeen,waxayna dowladda Puntland iyo hay’addaha samafalkaba ka codsadeen in wax loo qabto.