DHAGEYSO+SAWIRO:- Dhuusomareeb oo lagu so bandhigay 4 nin oo gabar kufsaday

0

Maamulka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa galabta ay soo bandhigeen Afar ruux oo lagu eedeeyay inay siwadajir ah kufsi ugu geysteen Gabar ku nool degmadaas

Maamulka degmada Guriceel ayaa waxa ay sheegeen in dhacadada Gabadha lagu kufsaday ay usoo qabteen Afar rag ah,isla markaana ay aheyd dhacdo aad looga naxay.

Guddoomiyaha degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cabdullaahi Maxamed Barre ayaa sheegay in raggaas afarta ah ay haatan ku jiraan Saldhiga booliska degmada Guriceel,isla markaana Galabta ay halkaasi kusoo bandhigeen.
050814_001