DEG DEG: Qarax GAARI oo ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

0

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goordhow ka dhacay nawaaxiga Isgooyska Taleex ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa.

Weli lama oga shaqsiga watay Gaariga Qarxay.