DHAGEYSO:- Maamulka Gobalka Bari oo la waregay gadiid lagu dhacay Carmo

0

Maamulka Gobalka Bari ayaa faahfaahin kabixiyeey Gadiid Xamuul oo dhawaan lagu dhacay tulooyin hoosyimada degmadda Carmo ee gobalka Bari.

Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf maxamed Wacays dhedo ayaa kawarbixiyeey Gadiidkan la dhacay iyo sida gacantooda looso galiyeey.