DHAGEYSO:- Guddomiye Mursal: ‘”Shekh Mukhtaar Roobow Aniga iyo Liftagreen waa inan so deyna deg deg waliba

0

Guddomiyaha barlamaanka somaaliya maxamed sheekh mursal ayaa ka hadlay xirnaansha sheekh mukhtaar roobow abu masnuur oo dowladda somaaliya dhawan xirtay,xili la sheegay inu ka dambeyey rabshado iyo dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay magaalada baydhbo.

gudoomiye maxamed mursal ayaa sheegay in aysan macno samaynayn kuuraystay ku fadhiyaan hadi aysan so denayn shekh mukhtaar roobow isaga iyo madaxweynaha koonfur galbeed.