DHAGEYSO:- Admiraal Faarax Qare: ” ilaa hadda 26 kunteenar oo Sun ah ayaa lagu arkay badda somaliya

0

Taliyaha Ciidamadda badda somaaliya Admiraal Faarax Qare: ” ilaa hadda 26 kunteenar oo Sun ah ayaa lagu arkay badda somaliya “isago sheegay in xeebaha somaaliya maraakib shisheeye si sharci darro ah uga kaluumaystaan.