DHAGEYSO:- Nabadoonada Cabudwaaq oo Fariin u diray Shacabka

0

Nabadoon Yuusuf Shirre Warsame oo kamid ah Odoyaasha degmadda Caabudwaaq oo oo warbaahinta la hadlay ayaa bulshada waqooyiga gobalka Galgaduud ugu baaqey in ay xajistaan Nabadda ay heystaan.

iyadoona muddo halsano ah ay ka soo wareegtay socdaalkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku marayay Waqooyiga Galgaduud iyo qaar kamid ah gobalada Dalka xiligaas oo ahayd markii Nabad buuxda ay ka hirgashey magaalada Caabudwaaq.