DHAGEYSO:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ku Laabtay Jowhar Baaq Nabadeedna Diray

0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Waare oo warbaahinta ku hadlay Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka socda deegaano ka tirsan Hirshabeelle,isagoona baaq nabadeed u diray baalaha dagaalamaya .