DHAGEYSO:- Maamulka Degmadda Xeraale oo u digay Ahlusunna

0

Maamulka Degmadda Xeraale ayaa ka digay dhaq dhaqaaq Ciidamada Ahlusunna ay ka wada Deegaano ku dhow Xeraale.

Guddoomiyaha degmadda Xeraale oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in dhaqdhaqaqyo an wanagsanayn ay ciidamadda ahlusnna kawaddan degaano hoos taga Xeraale.