DHAGEYSO:- Sheikh Keenyaawi”Waa been inuu dil iigu hanjabay Abtigay Xildhibaan Mahad Salaad Anigaa u tagaya si aan isku cafinno,

0

Sheekh Kenyaawi oo kamid ah culumadda somaliyeed haddana ku sugan muqdisho ayaa beeniyeey in siyaasiga cabdiraxmaan cabdishakuur uu dil ugu hanjabay.

xili uu warbaahinta Muqdisho la hadlayeey ayuu ka hadlay arrimahaas.