DHAGEYSO:- Cumar Faaruq:” Puntland waxaan u imaaday inaan kulamo latashi ah la qaato Wariyaasha Puntland

0

Xoghaya Ururka saxafiiyinta qaranka somaliyeed ee NUSUJ cumar Faruuq ayaa gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.

Cumar faruuq ayaa sheegay in sababta uu Puntland u tagay ay tahay sidii uu kulamo waddatashi ah ula qaadan lahaa wariyaasha Puntland,isla markaana uu u ogaan lahaa xaladda dhabta ah ee ay ku shaqeyaan wariyaasha,

Wuxuu sheegay in shirar ay ka qaban donaan Garoowe iyo waliba tababaro xiriir ah oo ay ka qayb galayaan dhamaan wariyaasha Deganaadda Puntland.