DHAGEYSO+SAWIRRO:-Hogaamiye axmed madoobe oo kulan qaatay odayaasha dhaqanka degmada Dhoobley

0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ee deegaanka isagoo sheegay in socdaalkiisa ay ku wehelinayaan xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Hay’adaha kale ee Dowlada si ay shaqooyinka halkan kasocda u dardar galiyaan.

Axmed madoobe wuxuu sheegay in wax badan laga qabtay deegaankan balse waysan ahayn in la is dhigto oo howlaha harsan lasii dardar galiyo oo ay ugu muhiimsan yihiin amniga iyo kor u qaadista Nolosha Bulshada