SAWIRRO:-Wasiirka Maaliyadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dawladda Norway

0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday Dawladda Norway, waxaana kulankaasi ay uga wada hadleen arrmio dhowr ah.

Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdiga ka socda Dawladda Norway waxay kawada hadleen kobcinta dhaqaalaha iyo Caawimada ay Norway siiso Soomaaliya.

Dawladda Norway ayaa waxay kamid tahay Dawladaha inta badan ka qeyb qaato caawinta Soomaaliya oo dhinacyo badan ah.