DHAGEYSO:-Xildhibaanada Jubbaland Oo Eedeeyay Hogaamiye Axmed Madoobe

0

Xildhibaan Maxamed Nuur Bulle Dhaay iyo xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo shalay gaaray degmada Baardheere ee G/ Gedo ayaa waxa ay ka hadleen dhibaatooyinka ka jira gobolkaasi.

Ugu horreyn xildhibaanadan ayaa dhaliil u jeediyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe oo ay ku eedeeyeen in uu dayacay shacabka gobolkaasi.