DHAGEYSO:-Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

0

Wararka aam ka heleyo magaalada Nairobi ee caasimada u ah dalka Kenya ayaa tibaaxaya in qaraxyo xoogan iyo risaas xigtay laga maqlay meelo kamid ah Magaaladaasi.

Laba qarax iyo rasaas ayaa laga maqlay hotel iyo dhisme xafiis oo ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay sheegtay haween ka dhex shaqeysa dhismaha.

BREAKING: Police respond to gunshots in Riverside

Slået op af DAILY NATION i Tirsdag den 15. januar 2019