Akhriso:-Hogaamiyaha Jubbaland Oo Magacaabay Guddoomiye Maxkamadeed

0

Hogaamiy Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Magacaabay guddoomiyaha Maxkamada Degmada afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa guddoomiyaha Maxkamada degmada Afmadow waxaa loogu Magacaabay  Sheekh Cabdirashiid Aadan Ismaaciil.

Dhamaan Hay’adaha dowliga ah ee degmada Afmadow ayaa waxaa lagu amray in Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamada kala Shaqeeyaan Shaqooyinka loo igmaday.